Ilaalinta dhiiga muslimiinta Sh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)

October 19, 2011 - Written by

Nairobi:-Shiikh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada dalka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya aad looga yaqaan ayaa si adag uga hadlay xurmada dhiiga muslinka iyo sidda ay u ilaalisay shareecada Islaamka . Shiikh Umal ayaa maalintii talaada ee la soo dhaafay uu kaga hadlay Masjidka Al-furqaan ee magaalada Mombaza u sheegay inaysan marna aysan banaaneyn in si sharci daro ah loo daadiyey dhiiga dadka muslimiinta ah.

Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa oo Maqal ah waxaa hore u baahiýey Halgan.net waxaana caawa idiin soo gudbin doonaa iyada oo Muuqaal ah  hoos ka daawo.

 

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online