In loo Ictiraafo dadka Fadliga leh Ixsaankooda Sh.Umal (Maqal iyo Muuqaal)

October 17, 2011 - Written by

Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada dalka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada dalka Soomaaliyana aad looga yaqaan ayaa waxaa uu jeediyey muxaadrao qiimo leh uuna uga hadlay in dadka Ahlufadliga ah sida culimada loo qiro Fadligooda iyo dadaalka dheer oo ay u soo galeen fidinta diinta Islaamka, Ahlufadliga soo geli kara 2-da waalid ,kuwa dadka u ixsaan fala  ixsaanku noocuu rabo ha ahaadee.

Sh.Maxamed Cabdu Umal ayaa si gaar ah ugu dheeraaday dadka fadliga ugu horeeya oo la doonayo in si gaar ah loo ixtiraam in ay yihiin kuwa adiga oo lunsan alle kugu hanooniyey kalimada ay kuu sheegeen kuwaas oo iyagu sabab kuugu ahaa in aad fahamto Towxiidka.

Sh.Maxamed Cabdu Umal ayaa aad ugu dheeraaday in diinta Islaamku ay aasaas u tahay in dadka Ahlufadliga ah ee ay ugu horeeyaan culimada xanbaarsan diinta la ixtiraamo laguna ixtiraamo  fadliga dheer ee ay umada dheer yihiin maadaam ay xanbaarsan yihiin Hadyigii Nabiga Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh Umal In Loo Ictiraafa dadka Fadliga Leh Ixsaankooda.

Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>