Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo safar ku imaanya Dalka Ingiriiska

October 12, 2011 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi  la socda ayaa la filyaa in ay dhawaan soo gaaraan dalka Ingriiska iyagaoo ka hellay casumaad rasmi ah dowllada dalka Ingriiska.Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa inta uusan iman dalka Ingriiska waxaa warar hoose ay sheegayaan in uu soo mari dona dalka Kenya uuna kulamo la qaadan doono xubno ka tirsan beesha caalamka.

Ilaa hadda ma jiraan  warmurtiyeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Puntlland balse waxaa la filayaa  in saacadaha soo socda ay saxaafada hesho xog ku saabsan safarka madaxweynah Puntlland.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu.

 

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online