Masjidka Abu-bakar ee Seattle oo Jimcadii shalay ahayd kaalmo

October 23, 2011 - Written by

Seattle:-Waxaa Masjidka Aubakr ee Magaalada Seattle Gobalka Washington Lagu qabtay Jimcadii Shalay ahayd Barnaamij loogu tala galay in lagu Caawiyo 5-Ruux oo Somali ah oo kala ah. (1).Shiikh Mohamed Khadar oo ah  Imamka Masjidka AL-ansaar ee Sandeigo. (2).Sheikh Issa Doreh oo Hafiz Quraan ahaa Macalim Caruurta Wax bara. (3).Basal Saciid Macalin. (4).Ahmed Naasir Tahliil. (5).Nimco Yusuf ali.

Muslimiintaan ayaa Waxaa lagu Heystaa danbiyo aanay Galin Waxaana lagu hayaa xabsiyada Dalkaasi Mareykanka Gaar ahaan Gobalka California. Ugu Horeyn Waxaa ka hadlay Brother Khaliil ZAAD oo ah Madaxa Hay’adda MUSLIM LEGAL FUND OF AMERICA.(MLFA).

Waxaa Ka hadlay Lawyerka Gabadha AMINO YUSUF ALI  oo lagu magacaabo Charley Swift.

 Sidoo Kale Sheikh Axmed Nuur oo ah Imamka Masjidka oo si aad u qiima badan ooga hadlay in la gargaaro Walaalaha Xiran oo uu ku jiro Imam si aad ah looga yaqaano Dalkaasi Mareykanka Wa IMAM Sheikh Mohamed Khadar (Allaha Xifdiyee)  waxaana uu sheeikha aad ugu dheeraaday in loo istaago gargaaridda Walaalaha xir xiran.

Dadaalkan loogu jiro in lagu garab istaago walaalaha xir xiran ayaa waxaa uu Cadeyn u yahay sida Masaasjidda iyo culimada joogta ay ugu dadaalayaan qof kasta oo muslim ah laguna heysto wax aan danbi ahayn in la garab istaago Waxaa sidoo kale uu dareemi karaa qof kasta oo wax fahamaya in been abuurka ay wadaan qolyo aan la fahmin cidda ay u adeegayaan Waxaana ay caadeysteen in ay culimda wax ka sheegaan ku qoraana Bolg-yo ay sameysteen in ay ku daleeeceeyaan culimada.

Al-yaqiin.com
TH,AMERICA

Hoos ka Daawo Sawirada.

Alyaqiin.com

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online