Ogeysiis iyo raali gelin ku socota Akhristayaasha Halgan.net

October 4, 2011 - Written by

London:-Waxaa dhamaan ku wargelinaynaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in cilad dhinac Serverka oo ku timid hostinka ay keentay in webka uu hawada ka baxo oo ay hakadaan duruustii iyo wararkii ku soo bixi jiray webka aad baan uga raali gelinaynaa arrinkaas akhristayaasha ilaa shalay soo booqanayey webka oo ay u suuroobi weyday in ay daalacdaan wararka iyo in ay la socdaan casharkii sida Liveka ahaa uga bixi lahaa shalay Halgan Tv ee uu jeedinayayey Sh Cabdiraxmaan Abyad.

Insha Allaahu saacadaha soo socda ayaa webka dib u bilaabi doonaa wararkii aad uga barateen iyo duruusta cusub ee
markaas socota 

 

Maamulka webka Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online