Ogeysiis:-Ka qeyb qaado ka farxinta Agoonta Ciida Arafo (Ciidul Adxaa) Daawo

October 20, 2011 - Written by

Denmark:-Maamulka Madarasada Daarul Quraan ee magaalada Copenhagen ayaa codsi u diraya Hooyo walba iyo Aabe walba iyo walaal walba waxayna  si naxariis leh uga codasnayaan in ay ka qeyb qaataan Mashruuc ay wado Madarasada Daarul Quraan ee magaalad Copenhagen kaas oo ah in laga farxiyo  1000 Agoon Maalinta Ciida Arafo (Ciidul Adxaa). Agoonkiiba waxaa ka farxin kara $30 .

Hadaba walaal maanta wax hormarso si aad bari u heshid ajar aad u tiro badan . Lacagta waxaa lagu soo diri karaa Accountka oo aad ka dhex heli doontid Clipka ama waxaad ku soo diri kartaa Xawaaladaha adigoo ku soo qoraya (Agoon Ciida).

Madarasada Daarul Quraan Copenhagen, Tel: +45 40978140.Wixii su’aalo ah ama faah’faahin intaa ka badan kalagala soo xairiiir Emailka madarasadda. daarulquraan@hotmail.com.ama Telka Madarasada Daarul Quraan Copenhagen, Tel: +45 40978140. Si aad u heshid ajar barabadan fadlan u dir Qofwalba oo Muslim ah.

والله يحفظكم ويرعاكم

Maamulka Madarasada Daarul Qu,aan
Copenhagan
Denmark

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,817 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>