Raisulwasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo safar ku tagi doono dalka Kenya
(October 29, 2011)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa  in maalinta birito  ah u dhoofo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya  ka dib markii khila
Weerar Qarax ah oo lala beegsaday Xero Jarmal oo saldhig u ah AMISOM
(October 29, 2011)
Sabti, Oktoobar 29, 2011 (Halgan) — Dhalinyaro aad u hubaysan oo ka tirsan cidanka Al-shabaab ayaa ku qaaday weerar loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey walxa qarxa iyagoo sidoo kale qarax ka di
Markaskii Salafayiinta ee u weynaa Yemen oo ay go,doomiyeen Xuutiyiinta
(October 29, 2011)
Yemen:-Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Damaaj oo ay ku taalo xarunta waxbarasho ee u weyn Dacwa Salafiya oo uu asaasay Sh Al-Muxadis Muqbil Bin Hadi Al Waadicii raximahulaah
Walaalnimada Islaamka ee Shiikh Yuusuf Aadam (Maqal iyo Muuqaal)
(October 28, 2011)
Finland:- Shiikh.Yuusuf Aadam oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya ugu waaweyn socdaal dacwadeedna ku marayey dalalka Yurub qaarkood ayaa waxaa u suura gashay in uu gaaro dalka Finland oo nasiib uu
Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay magaalada Garisa xarunta gobolka W/ bari Kenya
(October 28, 2011)
Kenya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee xarunta gobolka waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray kolonyo ciidamo Kenyan ah oo sahay raashin ah u siday ciidamada Kenya ee ku
Cidamo Kenyaan ah iyo kuwa DFKM oo qabsaday degmada Buurgaabo
(October 28, 2011)
Kismaayo:-Ciidanka dowlada Kenya oo gacan siinaya kuwa Soomaali ah ayaa waxaa ay dhawaan la wareegeen degmada Buurgaabo oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose.  Ciidanka dalka Kenya ayaa waxaa ay ku hub
Shir looga hadlayo amaanka oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
(October 28, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug shir looga hadlayo amaanka magaalada Gaalakacyo iyadoo shirka ay ka soo qayb galeen xubno kale duwan oo ka tirsan bulshad
Banaanbax looga soo horjeedo Kenya oo ka dhacay duleedka Muqdisho.
(October 27, 2011)
Afgooye:-Banaanbax ay soo qabanqaabiyeen ururka Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay duleed ka magaalada Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo soo galitaanka ciidanka dalka Kenya xuduuda Soomaaliya waxaana
Puntland Government Supports Kenya Intervention in Southern Somalia
(October 27, 2011)
PRESS RELEASE 27 October 2011 Following the Puntland President’s remarks on 19 October in London and again on 26 October in Garowe, the Government of Puntland State of Somalia supports the Kenyan mi
Shirka guddiga wadajirka ah ee ammaanka Soomaaliya (JSC) oo ka furmay Muqdisho
(October 27, 2011)
Muqdisho, Khamiis, Oktoobar 27, 2011 Waxaa saaka ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya shir loogu magacdaray Shirka guddiga wadajirka ah ee ammaanka Soomaaliya (JSC) oo ay ka soo

« Previous PageNext Page »