Sh Axmed Daahir Aweys oo si adag uga hadlay Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.(Dhagayso)

October 12, 2011 - Written by

London:-Sh Dr.Axmed Daahir Aweys oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee degan magaalada London ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac faro badan qaraxa ayaa waxaa masuuliyadiisa sheegtay in ay ka danbeeyeen Ururka Al-Shabaab. Shiikh Dr Axmed Daahir Aweys ayaa ka istaagay masjd ku yaala magaalada London oo uu duruus ka bixiyo waxaana uu si adag uga hadlay qarax iyo cida fulisayba.

Sh Dr Axmed Daahir Aweys waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London kana qayb qaata mutamaraadka Islaamiga ah ee ka dhaca dalalka  Swedan, Holland , Ingiirska  iyo dalka Canada. Sh Axmed Daahir Aweys ayaa waxaa uu ka mid yahay culumadii musaalaxada ee isku dayey in ay musaalaxo dhexdhigaan Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed, Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam,iyadoo arrinkaas aysan ku guulaysan Sh Axmed iyo culimadii kale ee markaas waday musaalaxada.

 

Hoos ka dhageyso Kalimada Sh Ahmed Daahir Aweys.

[audio:https://halgan.net/Mp3/DrAhmed.mp3]

Waxaa kalimada codkaan waxaa na soo gaarsiiyey maamula webka maamulka http://www.alshaafici.com/

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online