Sh.C/qaadir Boobe oo Muxaadaro Qiimo Leh ka Jeedshay Nairobi(Daawo)
October 4, 2011 - Written byNairobi:-Sh C/qaadir Boobe ayaa muxaadari aad u qiimo badan ka jeedshay magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu uga hadlay Muxaadaradiisa In Nabdi Maxamed uu yahay Naxariis loo hibeeyey dunida oo dhan iyo in dadka Islaamka ah ay yihiin naxariis lana amaray in ay isku naxariistaan Sh C/qaadir Boobe ayaa muxaadaradiisa ka jeedshay Masjidka Al-Aqsaa oo ku yaala Komarock, Nairobi
Hoos ka Dhageyso Muxaadara Sh C/qaadirBoobe.
Qeybtii koowaad Dhageyso
Halgan.net
Nairobi

.gif)

