Shaqaalle MSF oo lagu Afduubtay Dhadhaab

October 13, 2011 - Written by

Kenya:-Niman hubeysan ayaa afduubtay laba ka tirsan shaqaalaha MSF oo ku sugnaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.Hay’adda MSF ayaa VOA u xaqiijisay in la la’ yahay laba ka tirsan shaqaalaheeda.Labadan shaqaalaha MSF ayaa u dhashay dalka Spain

Hay’adda MSF waxay sheegtay in la dhaawacay darawalkii waday shaqaalahan oo isagu u dhashay Kenya.Shaqaallahan ayaa maanta laga afduubtay meel u dhow xerada IFO 3. Mas’uuliyiinta Kenya ayaa sheegay inay ka shakisan in dadka afduubkan geystay ay yihiin dablay Soomaali.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,780 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>