Sh.Yuusuf Aaden Maxamed oo salaadii Maqrib caawa tujiyey Masjidka Al-Tawxiid(Daawo)

October 16, 2011 - Written by

Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden Maxamed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo haatan socdaal Dacwadeed ku jooga magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ayaa caawa dardaaran iyo wacdi kooban ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana uu umada u dardaarmay Sheekh Yuusuf in ay alle ka cabsadaan ayna ku dadaalaan midnimada iyo maslaxa guud ee umada.

Hoos ka Dhagayso Dardaarnka Sh Yuusuf Aadan

[audio:https://halgan.net/Mp3/shyuusufdardaaran.mp3]

Sheekh Yuusuf Aaden ayaa salaadii Maqrib Tujiyey shacabkii soo xaadiray salaadii muxaadaradii Sh Yuusuf Aaden ayaa dib idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu dhawaan.

Hoos ka fiirso Sh Yuusuf oo Tujinaya Salaadii Maqrid


Halgan.net
Masjid Al-tawxiid

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online