Wafdi uu hogaaminayo Amp.Mahiga oo Muqdisho soo gaaray (masawiro)

October 15, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wafdiga ka socday Qaramada Midoobay oo uu horkacayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Agustiina Mahiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana socdaalkiisa ku weheliyey saraakiil amniga u qaabilsan Qaramada Midoobay,Wafdiga Mahig ayaa waxaa u kulamo la qaatay Ra’iisul Wasaraaha DFKM  Prof. Cabdiweli Gaas  iyo golahiisa wasiirada waxaa kale oo Mr.Mahiga uu kulan la qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xassan Shiikh Aaden .

Ra.iisul Wasaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa kulanka ka dib waxaa uu la hadlay saxaafada waxaana uu u sheegay in wafdiga QM sidii Hay’adaha DFKM iyo Qaramada Midoobay uga shaqeyn lahaayeen sidii loo hergelin lahaa qorshaha Road map-ka.

Ugu dambeeyntii Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mr. Mahiga iyo Saraakiil amniga u qaabilsan QM ayaa waxay  kulan la qaatay Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed kulankaas oo ahaa mid albaabada ay u xiran yihiin.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>