Wasiirka G/dhiga dalka Burundi oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho

October 9, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wasiirka gaashaandhiga ee dalka Burundi Niyoyankana Germain iyo saraakiil sare ee uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii soo gaaray magaalada Muqdisho  ee xarunta dalka Soomaaliya.

Wafdiga wasiirka G/dhiga ee dalka Burundi ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde masuuliin ka tirsan DFKM iyo saraakiisha u sareysa ciidanka AMISOM ee ku sugan Muqdisho.

Wasiirka gaashaandhiga Burundi Niyoyankana Germain ayaa waxaa socdaalkiisa ku  weheliya  saraakiil ka tirsan ciidanka Burundian  waxayna haatan kulan la leeyihiin  Raisul wasaaraha DFKM  C/weli Maxamed Gaas .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online