Wafdi Isimo ah oo caawa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal
(November 12, 2011)
Garoowe:-Wafdi Isimo ah oo  uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle  ayaa waxaa ay caawa gaareen magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland,wafdigaan ayaa waxaa ka mid ah ilaa 16 Isimo ah
Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda ee DFKM oo xalay lagu dilay Muqdisho.
(November 12, 2011)
Muqdisho:-Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda ee DFKM ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho waxaana dilay askari kale oo ka tirsan DFKM ilaa haatan ma cada sababata uu askariga u dilay sarkaal
Axmed Madoobe oo waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Daily Nation.(Daawo Video)
(November 12, 2011)
Kismaayo:-Hogaamiyaha ururka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Wargey ska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya isagoo ku sugan degmada Raaskambooni oo markii h
Mashruuca Balaarinta Parking-ka Masaajidka Abu-bakr ee Seattle,Washington: (Daawo Video)
(November 12, 2011)
Seattle,Washington:-Masaajidka Abu-bakr ee Seattle,Washington Waxaa uu ka mid yahay Masaajidda ugu waaweyn ee ay somalida Ku leeyihiin Wadankaasi Mareykanka gaar ahaan Gobalka Washington Magaalada
Ogeysiis Beder Center Study Programs oo bilaabaysa korsooyin
(November 12, 2011)
Hargeysa:-Xarunta Beder waxa ay ku ogeysiinaysaa in la bilaabayo kooras ah "Professional Diploma in Islamic Banking System" oo socondoona -insha Allaah- muddo afar bilood ah. Wiigii saddex maalmood ay
Maxkamada Darajada koowaad ee Garoowe oo dil ku xukuntay Cismaan Cabdi Gaabow
(November 12, 2011)
Garoowe:-Maxkamada darajada koowaad ee magaalada Garowe ayaa maaanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku xukuntay eedaysane Cismaan Cabdi Gaabow oo uu kusimaha xeer ilaaliyaha Maxkamadu darajada 1aad ku