Dowllada Kenya oo codsi Miletari ka dalbatay Israel
(November 14, 2011)
Nairobi:-Ra.iisul wasaraha dowllada Kenya Raila Odinga ayaa waxaa uu codsi u dirsaday shuftada Israel si ay gacan uga siiyaan dagaal ka ay ciidanka Kenya ka wadaan gobalka J/hoose. Ra.iisul wasaar
Xaliimo Nuur Cismaan oo ku geeriyootay magaalada Nairobi
(November 14, 2011)
Nairobi:-Waxaa wax yar ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Xaliimo Nuur Cismaan Keenadiid oo baryahan danbe ku xanuunsaneyd Nairobi waxaan tacsi u diraya dhamaan reer Keenad
Wasiirrada G/dhiga ee Midowga Afrika oo uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa
(November 14, 2011)
Addis Ababa :-Waxaa maanta uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya Wasiirrada G/dhiga ee wadamada ku bahoobay Midowga Afrika waxaana shirka diirada lagu saari doonaa xaalad
Al-Shabaab oo weeraro gaadmo ah ku qaaday ciidamada Kenya
(November 14, 2011)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee gobalka J/hoose ayaa shegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya lagu weeraray deegaanka Haawinaa dagaalka oo socday in ku dhow saacad ayaa waxa