Al-shabaab oo16 hay’ado ka joojiyay in ay ka howlgalaan dhulka ay ka taliyaan

November 28, 2011 - Written by

Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa saaka warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu shaqada ka joojiyey ilaa 16 hay’ado samafal ah oo ka howlgali jiray dalka Soomaaliya  kuwaa soo lagu eedeeyey   inay warar aan xaqiiqo aheyn ka faafiso dhulka ay maamusho xarakada Shabaab iyo in qaarkood ku mashquulsan yihiin gaaleysiinta shacabka Soomaaliyeed.

Hay,daha laga joojiyey shaqada ayaa waxay kala yihiin.

1-Office of the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR)
2- World Health Organisation (WHO)
3- United Nations Children’s Fund (UNICEF)

4-     United Nations Population Fund (UNFPA)
5-    United Nations Office for Project Services (UNOPS)
6-     Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU)
7-     Norwegian Refugee Council (NRC)
8-    Danish Refugee Council (DRC)
9-    Concern
10-  Norwegian Church Aid (NCA)
11-  Cooperazione Internazionale (COOPI
12-  Swedish African Welfare Alliance (SAWA)
13-  German Agency For Technical Cooperation (GTZ)
14- Action Contre la Faim (ACF)
15-  Solidarity
16- Saacid.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,211 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>