Axmed Madoobe oo waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Daily Nation.(Daawo Video)

November 12, 2011 - Written by

Kismaayo:-Hogaamiyaha ururka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Wargey ska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya isagoo ku sugan degmada Raaskambooni oo markii hore saldhig u ahaan jirtay ururkii Raaskaambooni oo uu mar madax u ahaan jiray Shiikh Xassan Turki oo isagu hadda ka tirsan madaxda ururka Al-shabaab.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu hadda madax u yahay ururka Raaskaambooni oo dagaal kula jira ururka al-shabaab oo hadda gacanta ku haya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose , Axmed Madoobe iyo ciidamo sheegaya in ay yihiin maamulka Azaniya ayaa waxaa hadda taageeri ciidan siiya ciidanka Kenya oo hadda qabsaday degaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose.

Hoos ka Daawo Video waraysiga  Wargeyska Daily Nation ay la yeelatay axmed Madoobe

Source http://www.ntv.co.ke

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,770 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>