Ciidamo ka tirsan Puntland oo gaaray degmada Rako-Raaxo

November 19, 2011 - Written by

Qardho:-Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka soo gaaray degmada Rako-Raaxo  ee gobolka Karkaar ciidamada ayaa waxaa horkacaya Col. Muxiyadiin Axmed Muuse waxaana deegaanka Rako ku soo dhaweeyey waxgarad ka soo jeedaa deegaanka Rako. Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Rako-Raaxo G/sare Cabdillaahi Faarax Gaacshe ayaa saxaafada u sheegay in ujeedada ay ciidamada u tageen Rako ay tahay in ay kala dhexgalaan beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanadaas . Waxgarad ka soo jeeda gobalka Bari ayaa la filayaa in ay isla maanta soo gaaraan gobalka Karkaar  si ay u bilaabaan wada xaajood iyo heshiis ay dhexdhigaan labada beelood oo ay colaadu ka dhaxeyso.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,779 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>