Daawo Ciidamo Kenyaan ah oo ku sugan Raaskambooni iyo Buurgaabo (Daawo Video)

November 10, 2011 - Written by

Kismaayo:-Ilaa iyo intii ay ciidanka dalka Kenya ay ka soo talaabeen xadka dalka Soomaaliya ayna qabsadeen degmooyin ku yaal Gobollada Jubooyinka ayaa waxaa soo kordhaya muuqaalada  ay saxaafada dalka Kenya ka soo tabinayso ciidan kooda iyo ciidamo soomaali huwan ah oo taageersan DFKM iyo ururka Raaskaambooni


Video hoose
ayaa waxaad ka arki doontaa ciidanka dalka Kenya iyo ciidamo ka tirsan Raaskaambooni oo uu hogaamiyo u yahay Shiikh Axmed Madoobe oo mar ahaan jiray  Guddoomiyaha Gobollada Jubooyinka ee Maxkamadihii Islaamiga iyo ururkii Xisbul Islaam ee ku biiray ururka Alshabaab.

Source ntv.co.ke

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>