Dagaalo iyo Duqeymo isbarbar socda oo caawa ka socda Magaalada Muqdisho

November 17, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dagaalo iyo duqeymo ay ka socdaan wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii Ururka Al-Shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen xarumaha ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM.

Dagaalka ayaa waxaa uu caawa ka socdaa  degmooyinka Huriwaa iyo Dayniile, qaybo ka mid ah waddada warshadaha iyo qeybo ka mid ah degmada Kaaraan gaar ahaan agagaarka Isbitaalka Kaynsaney.Dagaalka ayaa waxaa uu si culus uga socdaa wadada warshadaha waxaana madaafiic ay ku soo hoobaneysaa  degmooyinka Dayniile iyo Huriwaa .

Lama garan karo ilaa haatan khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah oo ay gurigooda ugu tageyso Madaafiicda.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,770 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>