Guddoomiyaha degmada Dharkiinley oo qiray in Ciidanka DFKM ay dileen xilibaan ka tirsan DFKM

November 9, 2011 - Written by

Muqdisho:-Guddoomiyaha degmada Dharkiinley Macalin C/lle Cali ayaa VOA u sheegay in dilkii Xildhibaan Aden Buule Max’ed oo maanta lagu dilay Muqdisho ay ka dabeeyeen ciidamo ka tirsan Dowladda Somalia. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in dilkaasi ku dhacay si kama ah. Shilkan ayaa dhacay kaddib markii baabuur uu watay xildhibaanka ay ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa bar koontarool ay rasaas ku fureen markii uu diiday inuu istaago. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkani yahay mid khalad ah isla markaana haatan la baarayo sababta uu dilkaasi u dhacay.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,779 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>