Hambalyada Ciida Masjid Abuubakar, goorta iyo goobta lagu tukanayo

November 6, 2011 - Written by

Minneapolis :-Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo anaga iyo idinkaba acmaasha khayrka ah oo dhan. Sanadkan sanadkiisa illaahay hanagu gaarsiiyo imaan iyo alle ka cabsi. Illaahay Dhamaan muslmiinta ha kasaaro wixii dhib ah, gaar ahaana Soomaaliya. Salaada Ciida waxaa lagu tukanayaa Minneapolis Convention Center. Takbiira waxay bilaabanayasaa 7:00am Salaadana waa 9:30am  Maamulaha Masjid Abuubakar.

Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda Ogaysiinayaa in Ciida bisha Dul-Hijja Barri oo ah Axad November 6, 2011 lagu tukan doono Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd.

Barnaamijkii ciida ee Masaajidku qaban jray insha allaah waan qabanaynaa, Caruurtana Parkin-ka Masaajidka ayaa loogu samayn doonaa meelo ay ku ciyaaraan, Dadka waawayna waa bacdal Maqrib, insha allaah.

Faah Faahin dheeraad ah

Ciidu waa goorma: Axad November 6, 2011

Goobtee: Minneapolis Convention Center

Waqtiga Takbiirta: 7:00am

Waqtiga Salaada: 9:30

Cayaarta Caruurta Parking-ka Masaajidka 12:00pm-5:00pm

Barnaamijka dadka waawayn Masaajidka Bacdal Maqrib 6:00pm-8:00pm

 

Halgan.net
Minneapolis

Leave a comment

*

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online