Isimo iyo Waxgarad Gaaray RaKo-Raaxo bilaabayna waanwaan nabadeed.

November 21, 2011 - Written by

Qardho:-Wafdi ka kooban Isimo iyo waxgarad  shalay ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa gaarey degmada Rako ee gobolka Karkaar iyagoo isla saaka bilaabay kulamo nabadeed ay ka dhex wadaan beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Deegaanka Rako-Raaxo.

Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaa saaka u sheegay warbaahinta in ay meel fiican u marayaan waanwantii ay wadeen labada beelood ee walaalaha ah ee ku dagaalamay deegaanka Rako-Raaxo ee gobalka Karkaar.

Deegaanka Rako-Raaxo ayaa haatan degan waxaana deegaanadaas gaaray Isimo iyo waxgarad ka kala yimid Qardho iyo Boosaaaso iyo ciidamo ka tirsan Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,770 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>