Kaniisad ku taal magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya oo la weeraray

November 6, 2011 - Written by

Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada  magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in laba Bam ooo nooca gacanta laga tuuro lagu weeraray Kaniisad ku taala magaalada Garisa oo la yiraahdo Garissa East Africa Pentecostal church, weerarka ayaa waxaa ku dhintay 2qof 5kalana wey ku dhaawacmeen.

Ciidanka Booliska ee dalka Kenya ayaa soo gaaray Kaniisada la weeraray waxayna bilaabeen baaritaano ilaa haatan ma jirto cid loo qabtay weerarka lagu qaaday Kaniisada.

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,770 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>