Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho(Dhagayso)

November 25, 2011 - Written by

Qardho:-Waxaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan .net aan maanta u soo gudbinaynaa Khudbo jimcihii maanta ee masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, Khudbada maanta ayaa waxaa akhriyey Sh.Cali Maxamed Cali oo ka mid ah culimada magaalada, Sh.Cali Maxamed Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay Todobada qof ee harsanaya harka Carshiga iyo khtarta ay leedahay macsida ,Khubada ka dib ayaa waxaa tacliiq saaray Sheekh Fu.aad Maxamed Xaaji oo ka mid ah culimada Gobolka.

Hoos ka dhageyso khubadii Jimce ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/KhudboJimcahaMasjidCumar.mp3]

Hoos ka dhageyso Tacliiqii khubada Jimce ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/TacliiqaKhudbadaJimchaMasjidCumar.mp3]

Halgan.net

One comment on “Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho(Dhagayso)

  1. abdirahaman abdikaadir on said:

    mashallah waa khudba qiyyim ah 100% mashallah ilaah ha barakeeyo sh.cali maxamed cali iyo dhammaan culumada magaalada qardho iyo guud ahaan puntland iyo somalia …. halgan.net waa mawqic qiyyim ah alla ha noo barakeeyo aamin ilaahaw dadka somaliyeed ka ilaali fitanta tan muuqata iyo tan qarsoon aamin yaaa allah amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>