Kitaabkii Rowdatul Anwaar ee uu Akhriyey Shiikh Xassan Bookh (Dhagayso)
November 20, 2011 - Written byQardho:-Shiikh Xassan Maxamed Muuse Bookh oo ah Shiikh magaalad Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa uu duruus kale duwan ka bixiyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalad Qardho, Sh.Xassan Maxamed Muuse Bookh ayaa waxaa uu akhriyey duruus badan balse Shabakadda wararka Halgan .net ayaa waxaa soo gaaray 2-da kitaab oo uu shiikhu duubay waxayna kala yihiin Axaadiith fil fitan wal-xawaadith ee Shiikh Ibnu Taymiyaha iyo Rowdatul Anwaar oo ah Kitaab Siiro ah oo qoray Shiikh Safiyi Raxmaan Al-mubaarka Alfuuri Allah u naxariistee.
Shabakada wararka Halgan.net ayaa soo galin doonta casharada dhiman kitaabka maalmaha soo socda hadii alle idmo ee ka faaiidaysi wacan, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa Howl wadeenada Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho oo iyagu dadaal ku bixiyey in darsigaan úu na soo gaaro
M_M_Deeq
Halgan.net
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
2 Comments so far
Leave a comment
maashaa allaah waad mahadsantihiin halgen.net kitaabka kalena ee kitaabu axaadiithu filfitan isagana waa muhiim soo daaya waa kitaabka uu alifey sh.muxamed cabdiwahaab alle ha u naxariistee.
Waxaan codsanayaa in casharada sh. Xasan Bookh aan helo