Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kipaki oo ka hadlay Soomaaliya

November 8, 2011 - Written by

Nairobi:-Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kipaki ayaa waxaa uu si rasmi ah  u sheegay in howlgalada ciidamada Kenya ay ka wadaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobalka J/hoose ay sii socon doonaan .

Madaxweynaha dowlada Kenya Mwai Kipaki  ayaa sheegay sidoo kale in qorshaha qura ee lagu hormarin karo nabada Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya ay tahay in la soo cesho nabadii Soomaaliya .Madaxweynaha Kenya ayaa hadlan ka yiri furitaanka shir arrimaha Amniga Afrika ku saabsan oo lagu qabtay  magaalada Nairobi

Ugu dambeeyntii Madaxweynaha Kenya Mwai Kipaki ayaa ku soo khatimay khudbadiisa in ciidamada Kenya ee galay gudaha Soomaaliya ay maslaxad u tahay qaarada afrika iyo aduunka oo dhan.

Ciidamada dalka Kenya ayaa waxay haatan ku sugan yuhiin deegaanada Dhoobley,Taabta Qooqaani Buurdhuubo iyo Jaziirada Kaamboooni.

Afhayeenka Al-Shabaab Sh Cali Dheere iyo Masuuliin kale oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa wacad ku maray in dowlada Kenya ay ka shalaayi doonto duulaanka ay ku soo qaaday gobalka J/hoose

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online