Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo gaaray dalka Kenya

November 16, 2011 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Ahmed  iyo wafdi u hogaaminayao ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aden Cadde,wafdi uu horkacayo Madaxweynaha DFKM ayaa isla saaka gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif ayaa waxaa socdaal kiisa ku weheliya R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga DFKM ,  wasiirka arrimaha guddaha ,Xildhibaano iyo masuuliin kale oo ka tirsan DFKM.

Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa  madaxda dowladda Kenya iyo masuuliyiin kale oo socota dowladda Ugandha oo uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Ugandha oo haatan ku sugan dalka Kenya.ilaa haatan lama shaacin ajandaha kulanka madaxda dalalaka Soomaaliya.Kenya iyo Ugandha .balse waxaa loo badinayaa in lagu lafaguro khilaaf soo kala dhex galay madaxweyne Shariif iyo madaxda dowlada Kenya ka dib soo galitaanka ciidamada Kenya ay soo galeen gobalka J/hoose.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,771 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>