Ogeysiis ku socda Soomaalida ku nool Magaalada San diego iyo nawaaxigeeda

November 23, 2011 - Written by

San diego :-Waxaa dhamaan loogu bishaaraynayaa  Dadwaynaha soomaliyeed ee degen San diego & agagaar keeda inuu soo booqanayo Magaalada San diego Sheekh  Maxamed Idirs Ahmed isaga oo ka jeedin doona Muxaadarooyin kala duwan wuxuuna si gaar ah muxaadarooyin ka jeedin doonaa Masjid Al-Ansar.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Masjid Al-Ansar
4014 Winona Ave
San Diego, CA 92105
Thur-Sun Nov. 24-27 , 2011
5:30 PM- 7:00 PM
Contact: Khadar Omar
Tel: (619) 282-4407

Comments are closed.