Ogeysiis Salaadii ciida oo lagu tukan doono Nörrbrohallen

November 4, 2011 - Written by

Copenhagen:- xarunta Soomaaliyeed ee al-tawxiid, Köbenhavn waxay ugu bishaaraynaysaa ummadda soomaaliyeed inay u ijaar tay goobtii lagu tukanlahaa salaadda ciidda carafo taas oo ah:

Goobta;  Nörrebrohallen

Goorta:  Axad, 10. dil-xija, 1432 oo kubeegan 06. 11. 2011

Saacadda: 09:30 subaxnimo

Gaadiidka taga goobta: tareenka F waxaad kaga degi Nųrrebro station,

Bus 5A, 4A, 6A, 66, 69, dhamaantood waxaad kaga degi Nųrrebro station, 6A waxaad kaga degi isgoyska Tagensvej iyo Haralgade.

waxaa goobta lagu diyaariyay cunto iyo cabitaan aad ka iibsankartid, waxaa kale oo kudiyaarsan wixii caruurtu kuciyaarilahayd.

WT

Maamulka Xarunta Soomaaliyeed ee al-tawxiid.

Kųbenhavn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>