Qarax laga maqlay caawa aga gaarka Ex-xaruntii hore ee Maxkamadda Xararyaale

November 21, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan caawa laga maqlay degmada Wardhiiglay ee gobolka Banaadir gaar ahaan aga gaarka Ex-xaruntii hore ee Maxkamadda  Xararyaale.

Qaraxa ayaa waxaa ka soo baxaya warar is khilaafsan waxaana ku dhintay ilaa haatan inta la ogysababta 3 qof .waxaana ku dhaawacmay 2 kale .Ciidamo ka tirsan kuwa DFKM  iyo kuwa AMISOM ayaa soo  gaaray  goobta qaraxu ka dhacay waxayna ka sameeyeen baaritaano .

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,770 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>