Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda ee DFKM oo xalay lagu dilay Muqdisho.

November 12, 2011 - Written by

Muqdisho:-Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda ee DFKM ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho waxaana dilay askari kale oo ka tirsan DFKM ilaa haatan ma cada sababata uu askariga u dilay sarkaalka ka tirsan nabad sugida.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,waxaana magaciisa la yiraahdaa Maxamed Cllaahi Colaad (Fara-badan) .

Askariga dilka geystay ayaa waxaa gacanta ku dhigay askar kale oo ku sugnayd Degmada Hodan Ilaa haatan ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha DFKM.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,779 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>