Sh Cabdirizaaq Xaashi oo Jeediyay Muxaadaro uu cinwaan uga dhigay Zinada (Video)

November 28, 2011 - Written by

Seattle:-Sh Cabdirizaaq Xaashi oo ka mid ah  culimada iyo ducaada ku nool dalka Maraykanka ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka   weyn ee Abubakr ee ku yaallo Seattle,Gobalka Washington ee  Marey kanka, Shiikh Cabdirisaaq Xaashi iyo culimo kale ayaa maalma haan ku sugan Seattle, Gobolka Washin gton waxaan ay ka wadaan muxaadaraad iyo wacyi gelin kale duwan.

Muxaadaro ayaa shiikhu C/risaaq Xaashi waxaa uu ugu magacdaray  Zinada iyo khatarteeda Muxaadaradan oo Muuqaal ah waxaad ka daawo kartaa  Alyaqiin iyo Halgan.net

Halgan.net/Al-yaqiin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>