Sh.Umal oo khudbo Jimcihii maanta ka digay in lagu gaaloobo Nimcada alle(Dhageyso)

November 18, 2011 - Written by

Nairobi:Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu si wanaagsan uga hadlay khatarta ay leedahay in lagu gaaloobo nimcada alle iyo sida qu,aanka uu tusaalooyin umada ugu fahamsiiyey xaqa iyo baadilka. Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu tusaale u soo qaatay suurat Khaf iyo wixii dhexmaray labadii nin ee midkood gaalka ahaa ee ku faanay beertii alle siiyey iyo caruurtiisa iyo meesha uu ku danbeeyey isga iyo beertiisii.

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale uu ka digay in alle wax lala wadaajiyo taas oo soo dedejinaysa ciqaabta alle wuxuuna uu  umada ugu baaqay in alle ka baqaan oo ay u soo laabtaan

 

Hoos Ka Dhageyso Khudbo Jimcihii Sh Maxamed Cabdi Umal.

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Jimceumal.mp3]

 

Ama Halkan Ka dhageyso

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online