Shirkii Madaxda Wadamada IGAD Oo maanta Ka Furmay Adis Ababa

November 25, 2011 - Written by

Addis Ababa :-Waxaa maanta ka furmay magaalada  Addis Ababa ee xarunta dalka Kenya Shir si gaar ah loogu gorfeynayo xaalada dalka Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qeyb galaya madaxada wadamada geeska Afrika iyo xubno sare oo ka tirsan Midowga Afrika.

Shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii loo sharciyeyn karo in ciidamada Kenya iyo Itoobiya ay ku shaqeeyaan magaca AMISOM taageerana uga heli lahayd beesha caalamka.

Shirka ayaa waxaa wafdiga DFKM uga qeyb gali doona madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo wafdi uu hogaaminayo waxaana socdaalka ku weheliya wasiirka G/dhiga DFKM iyo saraakiil sare oo ka tirsan DFKM.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>