Xaliimo Nuur Cismaan oo ku geeriyootay magaalada Nairobi

November 14, 2011 - Written by

Nairobi:-Waxaa wax yar ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Xaliimo Nuur Cismaan Keenadiid oo baryahan danbe ku xanuunsaneyd Nairobi waxaan tacsi u diraya dhamaan reer Keenadiid waxaana alle uga baryeynaaa in uu janadii fardoowso ka waraabiyo Aaaamiin.

 

Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. anagoo kala ah khadiijo haji bashir ismail iyo hibaq haji bashir ismail iyo dhamaan reer haji ismail yusuf faahiye waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer cismaan keenadiid in uu ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo geeridii ku timid walaasheen xaliima nuur cismaan keenadiid, ilahayna waxaan uga baryeynaa janaatul farowsa,Aaamiin

  2. asalamu calaykum
    dhammaan Eheladii iyo qaraabadii ay ka,geeriyootay xalimo Nuur Cismaan
    waxaan ooga tacsiyayn inuu ilaahay sabir iyo iimaan kasiiyo,aydana uu naxariistiisa waasica ah kusoo dhaweyo. aamiin aamiin aamiin

  3. inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    waxaan halkaan tacsi uga dirayaa reer nuur cismaan geeridii naxtinta lahayd ee ku timid walaasheen xaliimo nuur waxaan ilaahay uga baryayaa inuu u dembi dhaafo janatul firdowsana ku irzaaqo ehelkii iyo qaraabadii ninkeedii caruurteedina samir iyo iimaan ku irzaaqo aamiin…

  4. inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajcuun.allaah waxaan ka baryaynaa inuu xaliimo nuur cismaan janatu fardowsa ka waraabiyo.allahayoow cadaabkii hatusin xaliimo nuur.anagoo kala ah cabiraxmaan cumar ow xuseen, cali abshir ciise ,aamina siyaad ,isaxaaq cali diiriye,xaawo abshir cali, maxamed axmed nuur, cabdinaasir axmed nuur, faadumo maxamuud diiriye, cadikhayr maxamuud diiriye,waxaanu alaah ka baryaynaa dhaman eheladii xaliimo inuu samir iyo imaan ka siiyo ayadana noloshii aduun mid kafiican ugu badalo.

Leave a comment

*