3 qof oo u shaqaynayey hay’adda WFP oo lagu dilay degmada Matabaan

December 23, 2011 - Written by

Matabaan:-Waxa maanta lagu dilay ilaa 3 qof oo shaqaalo ah oo u shaqaynayey hay.adda gar gaar ka ah ee WFP ee degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan , nin hubeysan ayaa si bareer ah u dilay 3 qof oo shaqaalaha ah oo iyagu ahaa shaqaalo ka tirsanaa hay.adda WFP ee magaalada Gaal kacyo.

Dilka ayaa ninkaan hubaysan waxaa uu ka dhexgeystay xero ay ku noolaayeen dad barakacayaal ah isagoo laftigiisu uu ka mid ahaa dadka barakacayaasha ah ee ku  noolaa xerada , Ninkaan ayaa tacshiirada huweyey 3-da shaqaalaha ee hay.adda WFP deg mada Matabaan xili ay guteen shaqadooda ayna ku sii jeedeen guryahooda.

Ciidanka Ahlusnaha oo iyagu ka arrimiyey degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in ay soo qabtaan ninkii falka dilka ah geystay iyagoo sheegay in ay u dhaadhiciyeen Xabsi ku yaal degmada Guriceel , dilka dadka u shaqeeyey Hay.addaha samafalka ah ayaa ah wax sii kordhayey ilaa intii ay burburtay dowlladii dalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online