Ciidanka Jabuuti waxaan ula dagaalameynaa sidii aan ula dagaalamayno kuwa AMISOM

December 20, 2011 - Written by

Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) ayaa sheegay in ay ciidanka dalka Jabuuti ee maanta ku biiray howlgalada AMISOM ay ka wadaan magaalada Muqdisho ay ula dagaalami doonaan sida ay ula dagaalameen ciidamada Ugandha iyo Burundi.

Sheekh Cali Maxamuud Raage oo maanta la hadlay saxaafada magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in dowlada Jabuuti iyo ciidamadeeda ay doorteen dagaal ay horey uga digeen kaas oo aan loo baahneyn in la galiyo.

Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) ayaa ugu baaqay ciidanka Al-shabaab in ay wadaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada DFKM ,Ugandha iyo kuwa Burundi .

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online