Dab Xooggan oo ka kacay kaalin shidaal oo ku dhow xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis

December 3, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-Dab xooggan ayaa goordhaweyd  ka kacay kaalin shidaal oo ku dhow xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.Dabka ayaa bilaawday galinkii danbe ee maanta waxaana uu dabka ku soo fiday qeybo ka mid ah  xarunta shirkadda Golis.

Warar hordhac ah oo uu na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shirkada  isgaarsiinta ee  Golis ay hawada ka saareen Adeeggii isgaarsiinta si uusan dabka u soo gaarin.

Ciidamada amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa goobta soo gaaray waxaana ay la tacaalayaan sidii ay u damin lahaayeen dabka ka kacay Gaalkacyo walow aysan wili ku guuleysan.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online