Dawlada Kenya ayaa ogolaatay in Ciidamadeeda qaadato magaca AMISOM

December 7, 2011 - Written by

Nairobi:-Kulan ay isigu  yimaadeen Golaha wasiiradda ee Dawladda Kenya ayaa waxay isku raaceen in Ciidamada Meleteriga Kenya ee gudaha Soomaaliya ku soo xadgudbay ay qaataan magaca AMISOM si ay qeyb uga noqdaan howgalada ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya.

Afhayeenka wasaaradda G/dhiga Major Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in kulankii ay Nairobi ku yeesheen Golaha wasiiradda Kenya la isku raacay in ciidamada Kenya ay qeyb ka noqon doonaan howlgalada AMISOM.

Go’aanka ay maanta isku raaceen  Golaha Wasiiradda Kenya,ayaa waxaa la hor geyn doonaa baarlamaanka dalka Kenya si ay cod ugu qaadaan go,aanka ay isku raaceen golaha wasiirada

Afhayeenka wasaaradda G/dhiga ee dalka Kenya  Major Emmanuel Chirchir ayaa ka hadlay dagaalo culus oo ka dhacay gobalka J/hoose isaga oo ku faanay in ay dileen qaar ka mid ah ciidamada Al-Shabaab .Afhayeenka ayaa qariyey khasaaro kala duwan iyo baabuur looga gubay dagaalo gaadmo ah oo ay ku kadiyeen ciidamada Al-Shabaab

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online