Diyaarado Afar Gantaal ku dhuftay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

December 8, 2011 - Written by

Baardheere:-Diyaarado nooca dagaalka ah ayaa duqeymo ka geysteen wax yar ka hor degmada Baardheeere ee gobolka Gedo, iyadoona lagu soo waramayo in diyaaraduhu ay weli wadaan duqeynta waxaana kala firxaday shacabkii oo u kala carary guryahooda. Mid ka mid ah Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay Halgan.net in diyaaradaha ay ilaa afar Gantaal ku dhufteen halka lagu magacaabo  ADC oo ah  duleedka degmada Baardheere.

Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Degmada Baardheere ayaa sheegaya in uu jiro khasaare soo gaaray dadka rayidka ah ee ku dhawaa xarunta ADC.

Wixii warar ah oo aan helo waan idiin soo gudbin doonaa inshalaah .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online