Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sh Aden oo gaaray Garoowe(sawiro)

December 20, 2011 - Written by

Talaado, December 20, 2011 Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shiikh Shariif Xasan Shiikh Aadan  iyo xildhibaano uu hogaaminayao ayaa agoor Dhawayd ka soo degay caasumada Puntland ee Garoowe waxaan halkaas ku soo dhaweeyey madax ka tirsan Puntland iyo dadweyne,Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xassan Sh Aaden ayaa waxaa loo galbiyey qasriga madaxtooyada ee Puntland halkaas oo ay ku sugan yihiin madax ka tirsan DFKM iyo Maamul gobaleedka Puntland.

 

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online