Hay’adda culumada soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaji(Akhriso)
December 7, 2011 - Written byMuqdisho:-Hay’adda culumada soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan raximahulaah iyada oo tacsi u dirtay dhamaan ehelkii iyo qaraabadii Sheekh Dr Ahmed Xaji C/raxmaan waxayna ilaahay uga baryeysaa in uu janadii fardowsa uu ka waraabiyo Aaamiin.
Nuqul ka mid ah Hay,da Culumada Soomaaliyeed ayaa soo gaaray Halgan.net waxaana uu u qornaa sida hoose ku xusan

.gif)

