Hey’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xaaladda dalka Marayo

December 19, 2011 - Written by

Muqdisho:-Hey’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada murugeysan oo uu dalka marayo waxaana nuqul ka mid ah Bayaan uu soo gaaray Halgan.net  Bayaanka Hey’adda Culumada Soomaaliyeed  ayaa waxaa uu u qornaa sidan Bayaanka Hoos ka Akhriso

A/Cawale
Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. Ilaahay xaqa hayna wada waafajiyo

  2. aslaamu-caleykum. wan wax lagu farxo bayaankaan culimadana. lana maqlo wanaageena ayeey jecelyahiin horumarkeney donayaa walaalayaa hubka dhiga oo awaamirta u hogaansama insha-allah alle inaga dulqaadi dono culeyska nalagu hayo, hadaad dad islaam ah tahiin wadaada maqla,,,

  3. CULUMADA WAXAAN KA SUGEYNAA WAX QABAD HADAL WAX MATARO. IYO QORAAL,
    WAXAAN KA SUGEYNAA BADIILKI SHABABKA.

  4. Culimada waa in la adeeco ilayn eyagaa diinta yaqaanee, nebigu scw wuxuu wax ku xalin jiray wada hadal. Islaamkuna wuxuu kor ku noqonayaa wada hadal, iyo amaankoo laga shaqeeyo

  5. ASC waxay culimadu soo jeediyeen illaahay haxiftiyee talooyin dhaxal gal ah oo umadu ku bad baadayso walaalayaal culimada hala maqlo oo dhagaa haloofuro waxay ku baaqayaan iyo waxay diidayaan hadii kale dhibkaa laga biximaayo illaahaw culimada noo ilaali oo cadawgooda jebe aamiin yaarabi

Leave a comment

*