Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar Shiikh Umal (Dhageyso)

December 3, 2011 - Written by

Nairobi:-Shiikh. Maxamed Cabdi umal ayaa waxaa uu kaga hadlay khudbadii Jimcaha sidda quraanka iyo Nabi Maxamed alle Naxariis korkiisa ha yeelee ay tusaalooyin noogu cadeeyeen labada jid ee xaq iyo baadilka ah iyo  cawaaqib xuma khilaafka dhariiqa Nabiga nabadgalyo iyo naxariis ha yeelee.

 

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/khudbadi.mp3]

Halgan.net
Nairobi

1 Comment so far

Leave a comment

  1. mahad oo dhan illahaybaa leh naxaliis guud iyo mid gaar ahba suubanheeenii ayay u sugnaatay.

    sc wr wb

    mash allaah wa kalmad qayim ah shekhunaa barakkalahu fiikum
    illahay aakhro iyo aduunba ha xafido.

    halgan illahay khyr ha idin siiyo

    canaasiirta dhaqanka munafaqa leh iyo shekha aflagaadeynaya fadlan qoraalkiina ku difaaca

    oo cadeeya mooryaan diimeedaka culumada hilbkooda iney cunaan shaqada ka dhigtay.

    fadeexeeya fadlan oo cadeya ineysan edeb iyo cilmi iyo dhaqan wanaagsan aysan shuqul ku lahayn.

Leave a comment

*