Kitaabkii Laamiyatu ibnul wardi Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi.(Dhagayso)

December 3, 2011 - Written by

Columbas:-Waxaa akhristayaaasha Halgan.net u soo gudbinayaan  kitaabka magaciisu yahay (laamiyatu ibnul wardi, ama Qasiidatu ibnu wardi ama Nasiixatul ikhwaan) waxaa kitaabkaan lagu akhriyey dawradii cilimiga ahayd ee  lagu qabtay Masaajid ka Abu hurayra e magaalada Columbas ee gobolka Ohio, Waxaa kitabka alifay Shiikh. Zaynu diin Abi Xafso Cumar ibnu mudafar ash-shaafici,  kitaabkani waa kitaab ka mid ah kitaabada adabka  islaamiga ah.  (suuganta). wuxuu u qoran yahay si gabay ah baxarkuu ku qoran yahay waa baxru ramli.

Kitaabkaan ayaa waxaa dowrada ka akhriyey Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi oo ka mid ahaa culimadii ka qayb gashay mutamarka, kitaabka oo ah 2 darsi  ka faa.iidaysi wacan

Hoos ka dhagayso darsiga koowaad
 [audio:http://www.qardhaawi.com/audio/Lamiyatuibnuwardi/LamiyatuIbnulWardi1.mp3]

Hoos ka dhagayso darsiga Labaad.
 [audio:http://www.qardhaawi.com/audio/Lamiyatuibnuwardi/LamiyatuIbnulWardi2.mp3]

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online