Madaxweynaha DFKM oo la filayo saacadaha soo socda in uu gaaro Garoowe

December 19, 2011 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa saacadaha soo aadan waxaa la filaa in ay soo gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana socdaalkooda lagu sheegay in uu yahay mid uu Madaxweyne Shariif  iyo wafdigiisa ay uga qeyb galayaan wejiga labaad ee shirka wadatashiga arrimaha Soomaaliya oo dhawaan ka dhici doona magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa waxaa haatan ku sugan madax ka tirsan dowlada Puntland si ay u soo dhaweeyaan wafdiga Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed .

Amaanka magaalada Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyey waxaana meel walba gaafwareegaya ciidamo wata gawaarida tiknikada waxaana la hakiyey socdaka gawaarida ee magaalada Garoowe.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,216 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>