Markaska Altaqwaa ee Aahus oo tacsiyaynaya dilkii xaq darrada ahaa ee loo geystay Dr.Ahmed

December 7, 2011 - Written by

Aarhus: anagoo ku hadlayna magaca Markaska iyo Jaaliyadda Magaalo badaxda labaad ee Denmark. waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugu leh u  diraynaa dhamaan ummada soomaaliyeed meel kaste oo ay joogaan,  dilkii arxan darada ahaa  loo gaystay sheekheenii  Dr. Axmed xaaji C/raxmaan.

ilaahay waxaanu u waydiinaynaa inuu sheekha u naxariisto janadiina geeyo Allaahumma aamiin,ehelkii iyo dhamaan ummadana uu samir ka siiyo badal khayr lehna ugu bedelo.Dr. Axmed wuxuu ummda u hayay waxaan la soo koobi karin, siyaabo badan baa lootabi doonaa, sheekha waxaa lagu xasuustaa wanaag oo dhan walaa nuzakii axadan calallaah.

Sheekha waxaa dishay gacan ka gardaran, waxaan ilaahay ka baryaynaa sidii uu sheegay sheekheena sh. C/qaadir Nuur Faarax inuu calaamad ka deg deg ah ka muujiyo.Waxaa  kaloon ilaahay ka barayaynaa inuu noo xifdiyo culimada inta hartay aamiin aamiin

Maauulka Maraska Altaqwa
Aarhus-Denmark

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online