Muxaadaradii 3aad ee Sh.Maxamuud Shible ee Al-walaa walbaraa (Dhageyso)

December 29, 2011 - Written by

Cap-town:-Waxaa u mahad celineynaa dhamaan walaalihii nagu baraarujiyey in aysan dhaqeynay muxaadarada 3aad ee alwalaa walbaraa Sheekh Maxamuud Shible alaha dhowree uu ka jeediyey nadwadii ka soctay wadanka South afrika waxaana leenahay alaha barakeeyo dhamaan walaalaha noo soo diray Emailda.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii 3aad ee Sh Maxamuud Shible.

[audio:http: masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/alwala3.mp3]

Ama Halkan

Halgan.net
South Afrika

11 Comments so far

Leave a comment

  1. Walalayal sln kadib ALLE ba idinka abaal marin dona wixi kher ah, shekhana ALLE haxafido

  2. Wixi khayr iyo wanag ey la yimaden alle haka abal mariyo

  3. walaal aniga muxaadarada waa ii bixi wayday cillad ayaa jirta ayaan isleehay mar kasta bilowga hore markaan marayo ayay iga go,aysaa fadlan bal eega oo si fiican uclean gareeya

  4. Muxaadaradii waa ii baxday, ciladdii waad ka saateen, jazakumullahu khayr.

  5. ilaahay ajar ha kaa siiyo muxaadarada qimaha bada oo aad u kala dhigdhigtay culimadana sidaas ayaa lagu yaqaana

  6. waxaad kaloo ka dhagaysan kartaa youtube ka http://www.youtube.com/watch?v=BxP4TwkGnHs&feature=endscreen&NR=1
    Halgan khayr badan ilaahay ha siiyo.

  7. Salaamu Calaykum
    way shaqeyneysaa Ikhwaanii Muxaadarada 3aad ee Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah .

    http://masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/alwala3.mp3

  8. walaalayaal aniga ima darmeyso dilad ayaa jirto ee maxaa suu biyaaa

  9. muxaadaradaan 3aad, aniga ii bixi meyso.

    Cilad baa jirta.

  10. Jazaakumullahu khayran halgan

Leave a comment

*