Muxaadaro ”Sh Xassan Takar oo ka leexday jawaabtii laga sugayey been abuurkiina dib ugu noqday” Sh Umal.(Dhagayso)

December 9, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay muxaadaro uu u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada Nairobi  , muxaadarada ayaa sheekha Umal waxaa uu cinwaan úga dhiga ”Shiikh xassan Takar oo ka leexday jawaabtii laga sugayey  been abuurkiina dib ugu noqday” Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaada radiisa uu kag hadlay hadal uu Sh.Xassan Maxamuud Takar  jeediyey kuwaas oo kaga cararayey jawaabo laga sugayey in uu u ta,siiliyo qaab waa faqsan diinta Islaamka, muxaadarad Sh Maxamed Cabdi Umal mar kale ka codsaday in xujooyin cad cad oo laga sugayo uu keeno haddii kalena uu ka toobad keeno been abuurka uu ku samaynayo culimad..

Hoos Ka Dhageyso codka Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/shumal2.mp3]

 

Halgan.net

46 Comments so far

Leave a comment

  1. Al Sh.mahamed abdi umal
    al sh.bashir yuusuf shiil
    al sh.maxamuud sh.shibili
    waxaan leeyahay allah ha idin xifdiyo zamanul fitna ayaa lagu jiraa

  2. Nimanyahow fadhiga ka kaca, dhamaantiinba waxaad wadaan been been, wiilasha wax is mooday ee shabaab warkooda wuu cad yahay, ciddii iyaga ka soo harjeeda waa gaalo ayey aaminsan yihiin, oo dhiigoodana wey baneysteen, markaa in meelaha laga hadlo looma baahna, idinkana mowqifkiina cadeysta, culumida gaar ahaan Sheekh Umal, Sheekh bashiir, Sheekh Nuur Baaruud iyo IWM waxaan idin leeyahay, shabaab waa is ka dhicin oo kaliya ee muxaaadrooyin iyo fadhi ku dirir sheekadu wey soo dhaaftay, ee hadaad run sheegeysiin jabhad inoo abaabula oo dhalinyaro dagaalanta inoo qora oo mucaskaraad inoo sameeya,oo meelahooda aan ugu tagno si aynu isku qarxino, si aynu dalka uga xoreyno khawaarijiinta, oo kii laga soo qabto adduunka halagu cadaabo, hala qarxiyo sida ay isku qarxiyaan, hala gubo sida ay dadka u gubaan,waxaa jirta dhalinyaro badan oo aan anigu ka mid ahay oo diyaar u ah difaaca dhiigga culimada iyo guud hadaan difaaca muslimiinta soomaaliyeed ee aan wax galabsan waxeynu u baahanahay oo kaliya abaabul iyo kicin, hadaan taas la helin waxaan idin sheegayaa maalmo dhow waxaad maqli doontaan sheekh hebel oo ah mid ka mid ah culimada aad taageertaan waa laysku qarxiyey ama waa la gowracay, sidaasi darteed waxaan hadalkeyga ku soo gabagabeynayaa muxaadaro iyo meelo ka hadal arintu wey soo dhaaftay geesinimo ayey u baahan tahaye aynu mowqifkeena cadeysano sida ay iyaguba u cadeysteen haddii kale aynu taageerno wax ka dhaxeeya labadaasi arrimood qofkii sii wada yuusan ina daalinine meel ha iska fariisto.

  3. a/s sheikh dadkan dad xaqdoona maha si walba od wax ugu sheegto iyo daliilkasto ad tusto qof an xaqdoonayn ma arkayo

  4. asc sheekh mohamed abdi umal ala ha ku dhowro waad ka raysay kan ee iskadaa hadalkisa wxaa uu rabaa inuu culimda waa wayn ee ehlu khayr ka ah ku soo caan baxo takar waxaan leenahay in aad banaystao dhiiga culimada sunada laguma soo caanboxo fadlan afka ka jeedi culimada umada ala ka baq oo towbad keen waa uu ku nasexeyay sheekh mohomed abdi umal xafida hulaah wcs wrb

  5. a.c.w
    halgan.net wan idin ka mahadcelinaya sida wanaagsan eed u difaacdan culimada. Sh umal xafidahullaah inu jawaabo wu ku saxan yahay hadi kale sheekhu wu jabay ayay leyihin, Takar sheekh ma aha wa ninka axaadithta been abuurka umad ku wacdiyay hadad aqriden su’alihi sh shible.

  6. Assalaamu calaykun dhamaan qayaarata ilaahay ha noo danbi dhaafo dhamaanteen intii dhimatay ilaahay ha u naxriisto illaha baa wax u naxariisatee sheekh Dr ahmed wax uu ka dhinatay uamada muslimiinta meelkastoo aay joogaan illahay hanaga samirsiiyo dhamaanteen culimadiin waa laga dhex shaqeeyaay oo shayadaan baa shaqaysanaya marka illahay xaqa hana waa fijiyo culumada isahasta maslaxada ha dhexdhigo culimadu waa indhii umda muslimiinta waa waxgardkii umada qaarbaa waayanaya oo ladilay kuwana iska dhintaya inta noo hartay illaahay ha xiftiyo ilaahan hadhoowaro waaa la dareemayaa mida markuu dhinto waa dareemaynaa ee illah xaqa hanawaafijoyo C/c

  7. ASC SHEEKH UMUL ANIGA WAXAAN KU DHIHI LAHAA WAXAA TAHAY SHEEKH AAD IYO AAD QIIMO u LEH UMADA SOAMLIYEED NINKAAN TAKAR AH WAA NIN KU WAASHATAY YURUB EE ISAGA GAABSO SHEEKHOOW

  8. mansha,allah sheikh umal ilaahey ha xafido

  9. Ass aleikum,
    Walaal ka suaalaya meesha uu Sheekha muxaadarada kajeediyey waa Nairobi, Sheekha illaahey ha xifdiyo aamiin tani waa fidno weliba dhibaatadeeda leh,rag is ka dhicis Iyo rabbi ka cabsi meel islaMawada galaan ee illaahey hanuunkiisa ha gaarsiiyo kuwaan.waxaana baboon haddii uu u cadaaday qaladkiisa in uu toobad keeno ee isla weyni meel laguma gaaro.

    Mahadsanidiin.

  10. asc
    shekh takar waa laga adkaaday, dhabarkuuna jeedshay, laga harimayo ilaa
    uu isdhiibo.hadalkiisiina waa isburiyay, ee ogaada

  11. Waad Mahadsan tahiin halgannet jazaakumulaahu kheyr sidaad Warka noogu soo gudbineysaan mida kale kale kheyr allaha siiyo jawaabtiisa iyo sidii isku kalsoon yahay sheikh umal ilaahey waxaaan ka baryayaa inuu culumada muwqafaqu dhexdhigo. wabilaahitowfiiq

  12. Asalamulaahi alaykum waraxma,sheikha mohamed umal ilaahay haku xafido adiga culumada Ahla Xadiiskaba,

  13. halgan waa mahadsanthiin.
    sheekh umal ilahay khayr ha siiyo.lakiin waxaan rabnaa inuu cilmikiisa noka faideyo ma aha in uu nin ka hadyo marwalba. ka hadal qaybaha bahan ee diinta

  14. anigu maba aamisani in sheikh umal ninkaas ka daba hadlo waama kadaab waa beenaale ninka rasuulka csw ku been abuurtay waxaa radintiisa ugu filan waa KADAAB hadal kasta iyo xadiith walba oo u sheegana waa MOWDUUC waa wax la dajiyay ILLAA LA HELO WAX KU RAACA

  15. الله يحميك شيخ umal. هذا الرجل لا يستحق الرد عليه. لأنه ليس الإجابة مرة أخرى أو أن الإجابة الحقيقية المشروعة. صلى الله عليك ويحميك من كل الناس يعني على وجه الأرض. هؤلاء الناس يحاولون فقط لجعل الناس يفهمون هناك شيوخ مخطئون… لكنهم ليسوا.. سبحان الله

  16. Ass.wrwb,, intaa ka dib walaalayaal aniga waxay ila tahay wuu ku saxsan yahay inuu sheekh Umal jawaab kaliya maahane waliba jawaabooyin u celiyaa ninkaan umadda dhiiggeeda waa xalaal yiri ee Takkar la yiraah, Ilaah isaga iyo khawaarijtiisa hanaga qabtee maaddaama uu sheekh Umal afkiisa ka oran kalmaddaas. Ulajeedadayda waxaa waaye Sheekh Umal iyo culumada kale ee danta Islaamka ka shaqaysa waa iyaga dadka loo baahan yahay inay mar walba ka hadlaan arimahaan oo kale oo aysan ka aamusin. Midda kale, Sheekh Aidul Qarni, Saudi ah wuu ka hadlay oo wuxuu qabtaa fikarada Sheekh Ummal. Wswrwb.

  17. السلام عليكم رحمة الله
    وبعد
    أقول للأمة الصومالية وأناشد أن مايقوم الشيخ ” تكر” وأمثاله
    من إستباحة دماء العلماءوقادةالأمة لماهو إلا حلقةجديدة ماسونية كانت خفية

    (إن ورآء الأكمة لرجالا )

  18. asc sheeka Maxmad Cabdiyow Jazaakalahu kheyran, waanse ku eedayaa waayo ninkaan ayaad dadka uga dhigtay Sheekh waxaadna ku celcelisay Sheekh Xasan Takar! taasna sax maaha Sheekhnimadana ma aha in Cimaamada La xerto ama Xoogaa Kitaabaa la aqristo ama Khamiis la xerto ama Culimada ayaan lala joogo, marka Sh Umalow Illaah ka cabso ka Daa Sheekh ha dhihin ninkaan Xasan Takar ah hadii kale noo sheeg Jaamacada uu ka baxay iyo Darajada Cilmigiisa Caalim tazkiyeeynaya fadlan!!!!

  19. sheekhan waa in is qarinya oo adiladii u adeegsanaya meelkale

  20. Koleey dhib badan ayaa jira. Labada Sheikhna waxaa u fiican si asluubsan inay u xiwaartamaan masaa’isha ay isku haystaan.

    Inagana inaan ka dhex baxna ayaa fiican, labadoodana la isu daayo

  21. maasha allaah shiekha xafida hullaahu tacaalaa cimrigiisa iyo cilmigiisa allaah habarakeeyo aamiin, hadii dib loo fiirsho hadalkii shiekh umal ee shirkii baydhabo kahor iyo kadib waxa dhacay waa arin iska cad in ninkaan waa takare iyo kooxdiisu dhiiga culimada iyo dadka islaamkaah ayku jana tagaan, jawaab tiisuna mahhan mid diini ah ama uu jawaabo qof inyarna cilmi leh. shiekh umal iyo culi mada kalaba waxaan oran lahaa kuwan haka sugina cilmi iyo jawaab waafaqsan shareecada ee dadka u cadeeya waxa aywadaan

  22. maasha allaah shiekha xafida hullaau tacaalaa cimrigiisa iyo cilmigiisa allaah habarakeeyo aamiin hadii dib loo fiirsho hadalkii shiekh umal ee shirkii baydhabo kahor iyo kadib waxa dhacay waa arin iska cad in ninkaan waa takare iyo kooxdiisu dhiiga culimada iyo dadka islaamkaah ayku jana tagaan jawaab tiisuna mahhan mid diini ah ama uu jawaabo qof inyarna cilmi leh shiekh umal iyo culi mada kalaba waxaan oran lahaa kuwan haka sugina cilmi iyo jawaab waafaqsan shareecada ee dadka u cadeeya waxa aywadaan

  23. Maanshalaah sheekha allaha khayr kasiiyo suu wax u bayaaniyay.
    Halgan waad kumahadsantihiin dadaalkiina dheeraadka ah balse waxaan u baahnaan lahayn inaad soo galisaan waxuu ku hadlay sh. xassan takar isna si umadu u barato.sc

  24. sh umal alaha kuxafido aduunyo iyo aaqiro

  25. A/C halgan aada ayaad u mahadsan tihiin, waxaan ku talin lahaa in culumada la kala dhex galo oo in ay is ridiyaan ka gaabsadaan si umadda inteeda kale aysan qalad uga fahmin

  26. Sheekha Allaha Khayr siiyo sifiican ayuu banaanka umariyay uuna uxujeeyay Sh.? Hassan Takar. Sidaa oo kale ayaan oogu baaqi lahaa culimada kale in ay u isticmaalaan oo ay u cadeeyaan xaqqa dadka caamada ah. Waxaana arintaan ka dhalan doonto in qofkasta uu ka fiirsado waxa uu sheegayo. Maadaana waxa la’isku caadaabo uu carabka u badanyahay.

  27. asc
    dhamaan umadasoomaaliyeed waansalaamayaa
    kadib culumadeen soomaaliyee oosharaftabadan in aysan ladoodin waxmargatayaal nimankaas hadii ay yihiin kuwakhayle ma cilmi haya dhiiga masaakiinta mabanaysteen
    ee waxaan kacodsanayaa in aysan kudayan marka aad ugasoojawaabto warkood haltuuro waxay ismoodayaan in ay yihiin waxjira fadlan alshabaa warkooda daaqad halagatuuro yaan laqaymeen
    shiikh umal waan kujeclnahy waxaanatahy culimad waaween oo aankufaano umada soomaliyee kunmar waad mahadsantahy eenikaas kafaan warkiisa waa waxdhintee oojaahil ah asc

  28. هل وصل حال علماء الصومال الى هذاالحد نسألله السلامه

  29. ACWRWB,

    Walaal Sh Muxammad Cabdi Umal Allaah darti baan kugu jeclahay Ilaahay ha ku xafido. Walaal iska ilaali dhibaatada wakhtiga fitankanka, aad baan ugu faraxsanahay sida cad oo cilmiyaysan oo aad wax walba uga jawaabtay.

    Xaqqa Allaah hayna waafajiyo

  30. Assallaamu Calaykum

    Shiikheena Allaah ha noo xifdiyo iyo dhamaan culimada oo dhan waa iska cadahay in culimadu u dulqaadan karin wax dhacaaya wax badan ayeey u dhibriyeen dadkaan marka aan culimadeena difaacno oo inagu safka hore galno meesha waxaan filayaa jihaad baa ka soo cusboonaaday waxaan jihaad ahayn bay jihaad ku tilmaameen kii saxda ahaa weeye ee aan diyaar garoowno oo difaacno diinteena iyo culimadeena intaba.

  31. asc sh umal waad mahadsanid kheyr allah kusiiyo

  32. A.c
    waxaan la yaabahay ninkan Shiikh Sheeganaya ee Xasan Takar, Shiikh Maxamed Cabdi Umal Noolow Aakhirina ilaahay janadii ha ku geeyo, Maalin baan xasuustaa masaajidka Abubakar uu shiikh Umal nagu tajiyey oo aan safka hore ku tukanayey gaar ahaan meesha ku began markii saaladda laga baxay baan is idhi siikha eeg indhaha ayaan siin kari waayey Nuurkiisa Maansha alah

  33. ascww
    allaahuma ihdinaa fiiman hadayt wacaafinaa fiiman caafayt
    xafidahullaah sh umal wa,abqaahu llil umati khayran
    dadka qaar ayaa waxa ay odhanhayaan sheekhu muu ka aamuso arimahan oo kale haduuna ka hadlin cirdiga culumada sheekhu maxaa kaluu ka hadli lahaa?

  34. a/c waxaa mahad u sugnaatay alle subxaana watacaalaa halgan walaalaha qora illaahay ajar ha idinka siiyo sida aad culumada ula duuban tihiin waxaan kaloo aan leeyahay jazaakumullaah qayr ashekh maxamed abdu umul cafidullaah illaahay ajar hakaa siiyo sida aad xaqa u taageerayso iyo sida cad oo aad wax walba u bayaaninaysid sheq wadaadka su,aalahaagii uun buu kugu soo celinaayaa micnaheedana waa jawaab uma hayo ee walaalka illaahay u bari in illaahay xaqa tuso

  35. Salaamu Calaykum
    Waxaa salaamayaa umada Soomaaliyeed marka labaad waxaan u mahad celinayaa Halgan.net oo runtii la duuban culumada soomaaliyeed waad mahadsantihiin
    Sh Umal waxaan kula talin lahaa iska daa ha u jawaabin kuwaan waa jaahiliin hadana indha adag

  36. As. waraxmatu laahi wabarakaatu bismilaah wassalaatu wasalaamu calaa rasuuli laah, scw. WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN DADKA MUSLIMIINTA AH IYO SOMALIDA DHAMAAN OO AY UGU HOREEYAAN CULUMADA IYO DHAALIBUL CILMIGA IYO DHAMAAN DADKA DIINTA JECEL, WAXAAN LEEYAHAY SHEEKH MAXAMED CABDI UMAL ILAAH KHAYR HA KU SIIYEE IN AAD ISKA DHAAFTO DADKAAN NIN WALBANA WUU OG YAHAY WAXA AAD TAHAY IYO SIDA AAD DIINTA ALLE UGU GARGAARTAY, NIN KASTOO KU YAQAANANA WUU KUU QIRAAYAA INAAD TAHAY NIN CULUMA AH DAD BADANA DIIN AY KA BARTEEN WALINA SUMCAD KU LEH SOMAALIYA IYO MEEL KASTO SOOMAALI JOOGTO ILAAH DARTIIS U CAFI ISKANA DHAAF SHARAFKAAGANA KU ILAALI KANA ILAALI DADKA AAD XUN XUN WABILAAHI TOWFIIQ

  37. asc walaalaha halgan ayaa mahadsan rasuulka waxuu yiri scw ruxii aan umahad calin dadka ilahay uma mahadiyo walaalaha halgan aya mahadsan ilahay kadib su,al ayaan weydiinayaa walaalaha sheekh umal xaguu kusugnaa marku kubayay xalay maxadaradii udanbeesay s/africa mine nieyrobi ? idinkaa mahadsan

  38. asc .waxaan leeyahay sh.umal waa la arkay diinta iyo caqliga ragaan ku caasiyay culimadii nabigiina ku been abuurtay ee isaga har waqtigaada qaaligaa umada uga faa iideey .

  39. Asc, Hada ka hor baan waxaan maqlay nin sheekh ah inuu yiri mar uu nin hadalkiisa loo keenay, ” Fulaanun La yastaxiqu dikruhu fii majlisinaa”. Marka sheekhilwaalid waxaan ku leeyahay sh.xasan takar waqti badan yaan lagu bixinin radintiisa. Hada kahorna hadalkiisa waan aragnay, hadana qaab hadalkiisa waan aragna. wabilaahi at tawfiiq

  40. scwb
    walaalayaal aad baad ugu mahadsantihiin.
    horta waa midde anigu waxaan u arkaa jawaabta sheekh umal inuu u jawaaabo uma qalmo runtii waayo habka loo doodo ma garanayo been buu sheegay soo xaqiiji baa la leeyahay cadaynna ma kenayo. Allaaah baa kala xisaabtami doona

  41. asc wr wb
    maa sha allaah tabaarakallaahu halgan allaah ha idin ku jazeeyo kheer fara badan halagn hal sheey baa idin ka codsaneeynaa uuna is iri waa macquul muxaadaraadka codka marka aad soo galisaan si umada eey oga wada faa iideeysato mid barnaamij sahlan dhageeysigiisa ku soo gudbiya waayo wadama badan khadka ayaa aad la ciif u ah marka waa lagu dhibaatooda xaga dhageeysiga taas saas baan lee yahay.
    hada wali ma dhageeysan muxaadaradaan waayo khadka ayaa daciif ah oo maba rago webka aad buu u culusyahay waana go go ayaa marka insha allaah markaan muxaadarada dhageesto ayaan jawaab ka bixi waayo labadii horeba tii sheekh umal iyo tii xassan takar iyo jawaabtiiba laakiin tan wali ma dhageeysan, dhamaan walaalah halgan ku taxan waxaan lee yahay haloo duceeyo walaalaha caqiidada wanaagsan oo fikirka ka qaldan yahay in allaah fikirkooda soo hanuunsho waayo waa walaalaheen aan u bahanahay amaa sheekh xassan takar waa la yaqaanaa khaalif tucraf buu wadaa yee allaah asaganah ha dijiyo xoogaa fuduud un baa ku jiro iyo mucaaradnimo allaah ha soo hanansho aamiin aamiin yaa allaah

  42. ascwrwb masha allh shikh umal allh kuxifdiyo waana kujecelnahay allh dartiis ayaan kugu jecelnahay jaaifada uu koogeysty ninka shikha isku shegayo afkiisa umbuu kadhahay waxa uukudhayna waad kadhanthay allh ayaa waxas iyo waxlamid ah kaadhigin waxaaba mudan in aanba loojawabin markii lojawabo ayeyba kadaran marka shikh sikastee ahataba iska sabar xili adag aya lagujiraa waxay iskudayayan in aya shacabka culimadadooda nacsiiyen inshaaaaa allh makuguulesandoonan shaikh markale waxan kuleeyahay الله يحفظك ويحميك من شر حاسد اذا حسد

  43. Mashaa Alaah walaalaha halgan wad mahadsantihin sida ad dinta ilahey ugu adeegeysaan ilahey ajar iyo xasanaad ha idinkasiyo ilahey idinkiisa inta manhajkooda khaldamayana ilaheey ha ku so hanuuniyo amiiin amiin mida kale shekhan waxa laga sugayeey iyo waxa u ku hadlaayo wa kaf iyo kala dheeri walahi shekh umal kher alah hasiyo si cilmiyeysan yuu ugu hadlay waxkastan wa saleeyey maxa u diiiday hadii u yahay nin ilaheey ka baqaayo walaayal xaqa wa iska cadyahay ninka been aburanaya iyo ninka runta sheegaya, ilaahey hanaga qabto inta umada islamaka ah kala fogeeynaya ama khilaf ku abuuraaya dhaxdooda insha alah

Leave a comment

*